Maalinta Caalamiga ee Duulimaadyada Rayidka oo Maanta dunida laga xusayo.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sannadkii 1996-kii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in 7-da bisha December oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ah ee duulista rayidka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here