Wasiiro katirsan Hirshabeelle oo Kormeer shaqo ku tagay biyo mareenada waraabiya beeraha degmada Mahadaay.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Hirshabeelle Maxamed bashiir Qaasim ayaa hogaaminayay wafdigan oo kormeer shaqo ku tagay biyo mareenada waraabiya beeraha degmada Mahadaay.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here