Ganacsatada Yar yar ee degmada Dhoobley oo walaac ka Muujiyay Biyaha fariista wadooyinka.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Ganacsatada yar yar ee ku ganacsada hareeraha wadooyinka Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in ay saamayno kala kulmeen biyaha fariista wadooyinka Magaalada.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here