Pedri oo Doortay Qaranka uu Doonayo In Finalka Koobka Aduunka ay isku arkaan.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Spain iyo kooxda Barcelona ee Pedri ayaa daboolka ka qaaday qaranka uu haminayo in ay isku arkaan finalka koobka aduunka

” Argentina waxa ay haystaan xiddigo cajiib ah waxaana ku jira laacibaka dunida ugu fiican ee  Messi” ayuu yiri Pedri.

Waxa uu xusay in Argentina uu doonayo in ay finalka isku arkaan si hal arin oo uu haminayo uu ugu dhaqaaqo

” Weli sidii koobkaa aduunka u biloowday ma jirro ciyaaryahan iga soo hor jeeda oo  aan is dhaafsannay maaliyadaha sidaa darteed waxaan rabaa in aan Messi is weydaarsano oo aan isku aragno finalka koobka aduunka”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here