Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa 17-kii bishii December sannadkii 1985-tii meel mariyay in sannad kasta 5-ta bisha December oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada.
Warbixintan Gaarka ah waxaa inoo soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.