Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Said Sallah Abdirahman ayaa daahfuray Tababar ku saabsan isku dhafka maareenta Khayraadka biyaha.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.