Dowladda Kenya oo qoraneysa 30-kun oo macallimiin ah.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dowladda Kenya ayaa shaqaalaysiineysa tiradii ugu badnayd ee macalimiinta iskuullada dadweynaha, kuwaas oo ay tiradoodu gaarayso ilaa 30 kun.

Arrinta ayaa ku soo aadaysa xilli dalka Kenya laga dareemayo culeyska iyo u diyaar garow la aan ku aadan hirgellinta Manhajka cusub ee waxbarashada ee dhowaan Kenya ay dalkeeda ka hirgalisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here