Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gar gaarkan Rashiinka ah ayaa waxa ay ka timid wasaaradda gar gaarka iyo Mareeynta Masiibooyinka Soomaaliya waxana qoysaska garsiiyay maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.