Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Ku Dhawaad 500 oo Qoys Gaarsiiyay Deeq Raashin Ah.

0
166

Deeqdan Rashiin waxaa la garsiiyay deegaanka Gaal leef ee bariga Magaalada Jowhar waxana ay ka timid Wasaaradda gar gaarka Soomaaliya oo soo wakiilatay Mamamulka Gobolka Shabeellaha dhexe.

Warbixintan waxaa Inoo Heysa : – Xaliimo Cali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here