Tababar ku Saabsan doorka Haweenka ee Hogaaminta Maamulka oo lagu qabtay Baydhabo.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan waxaa uu socon doonaa mudo 5 naalmood ah, waxaana loo qabtay Haweenka ka shaqeeya Wasaarada Waxbarshada Hidadaha iyo Taclinta Sare KG kaasi oo noqon doona mid lagu Baranayo sidii Haweenka Door Wanaagsan uga qaadan lahaayeen Heerka Maamuliyaasha Iskuulada.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here