Kaalin Shidaal oo laga Hirgaliyay degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladan lagu daah furayay Kaalin cusub oo Shidaal ayaa lagu qabtay Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxana ka qeyb galay ganacsatada degmada, odoyaasha, iyo maamulka rugta ganacsiga degmadaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here