Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankani oo ay kaso qeyb galeen xubno kamid ah labada Gole ee Dowladda , Maamulka Gobolka iyo Degmada , Hey”adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxalliga ee ka shaqeeyo Jowhar , Ururrada Bulshada Rayadka iyo marti sharaf kale aya lagu so bandhigay 24 mashruuc oo hortebin u leh Degmada Jowhar taasi oo hey”adaha Dowliga ah iyo Kuwa ka shaqeeyo Horumarinta loo jeediyay inay diiradda saaran kaddib wadatashiyo Bulsho oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.