Mashruuc indho Fiiqis ah oo laga Fuliyay Magaalada Beydhabo.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wajiyadii ugu dambeyey ee indha fiiqis ah ayaa Isbitaalka Al-kheyraad ka fulisey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay taasi oo ka faa’ideysteen bukaano badan oo in mudo ah la dhibtoonaayey xanuunada ku dhacaan indhaha kuwaasi oo u badnayeen dad da’ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here