Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo Maanta laga Xusayo Dunida.

0
124

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 20kii Diseembar 1993, Golaha Guud wuxuu ansixiyay Baaqa Ciribtirka Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka iyadoo loo marayo qaraar 48/104, taasoo u gogol xaareysa ciribtirka xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha adduunka oo dhan.

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda haweenka ayaa 25kii Noofambar u aqoonsaday maalin ka dhan ah xadgudubyada ku saleysan jinsiga tan iyo 1981.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here