Maamulka Degmada Warshiikh oo ka Hadlay Nolosha Kalluumeysatada degmadaasi.

0
122

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ay caan ku tahay dalxiiska iyo kalluunka waxa ayna noloshooda inta badan dadka halkaasi ku nool ka mareyaan jilaabshada iyo iibinta kalluunka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here