Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ka furmay Magaalada Baydhabo ayaa ku saabsanaa tebinta sheekooyinka la xiriira isbedalka cimilada iyo deegaanka taasi oo soo qaban qaabisay Media Woman Network oo taageero ka heleysa Xafiiska Howlgalka Taageerida Qaramada midoobay ee Soomaaliya.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.