Olole Nadaafadeed oo laga Bilaabay Xaafada Kulmis ee Magaalada Jowhar.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nadaafaddan ayaa ujeedkeedu waxaa uu ahaa bilic soo celinta garoonka kubadda cagta shoongale Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxana fuliyay bulshada xaafada kulmis.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here