Hordhac: Qatar Vs Ecuador: Koobka Adduunka Oo Bilaaban Doona & Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Kulanka Furitaanka.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa la bilaabayaa koobka adduunka Qatar 2022 kaas oo si weyn adduunka oo dhan laga sugayo isla markaas la filayo in uu noqdo midkii ugu fiicnaa taariikhda koobka adduunka.

Waxa tartanka lagu furi doona kulan dhex mari doona xulka dalka Marti galin doona koobka adduunka ee Qatar kaas oo la ciyaari doona xulka Ecuador.

Xulka Qatar ayaa markii ugu horaysay ka ciyaari doona cursiga caalamiga ah waxana ay la ciyaari doonaan xulka ka socda Latin America ee Ecuador.

Kulanka: Qatar Vs Ecuador

Tartanka: Koobka Adduunka

Wakhtiga: 7:00

Garoonka: Al Bayt Staduim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here