Qorshaha Sii Xoojinta Arsenal Oo Bilaabmay .

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mikel Arteta ayaa doonaya inuu weerarka kooxdiisa soo xoojiyo marka uu furmo suuqa January si ay kooxdiisu ugu sii jirto dagaalka ku guuleysiga horyaalka Premier League.

Sida uu sheegayo haatan wargeyska The Sun, Arsenal ayaa doonaysa weeraryayanka Borussia Monchengladbach iyo xulka France ee Marcus Thuram oo heshiiskiisa kooxda ree Germany xagaaga dambe dhacayo.

Thuram ayaa isagu mustaqbalkiisa gacanta ku haya oo gaadhi doona go’aanka ah haddii uu heshiis kordhin samaynayo iyo haddii uu ka hayaamayo Borussia Monchengladbach.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here