Dood looga hadlayay Muhiimada doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabtay Jowhar.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay muhiimada ay leedahay in doorasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo guud ahaan dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka Jowhar waxana leysla dhaafsaday aragtiyo kale duwan iyado inta uu kulanka socday su’aalo kala duwan lagu weydiiyay Madaxda Bulshada rayidka Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here