Atariisho u dhalatay Hindiya oo loo heysto kiis ku saabsan musuqmaasuq lacageed.

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamad ku taalla Hindiya ayaa oggolaatay in damiin lagu sii daayo Atariishada Bollywood-ka ee lagu magacaabo Jacqueline Fernandez, taasoo loo heysto kiis ku saabsan musuqmaasuq lacageed iyo hadiyad.

Atariishadan 37 jirka ah ayey baaritaan ku sameeyeen waaxda sharci fulinta ee loo soo gaabiyo (ED), oo ah hay’adda dowladda Hindiya u qaabilsan dambiyada la xiriira dhinaca maaliyadda.

Waxay hay’addan atariishada ku eedeysay in ay sameysay wax isdamarin lacageed oo sharci darro ah, sidaas darteedna waxay doonayaan in xabsiga la dhigo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here