Qorshe la doonayo in dugsiyada qaar ee Koofur Afrika looga sameeyo musqulo ay wada gali karaan wiilasha iyo Gabdhaha.

0
120

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Koox koofur Afrika ah ayaa bilowday codsiay kaga hortagayaan qorshe ay wadato waaxda aqoonta asaaasiga ah si looga sameeyo dugsiyada musqulo ay wada isticmaalaan ragga iyo dumarka oo aan midna u gaar aheyn.

Codsigaas ayaa waxaa saxiixay in ka badan 60,000 qof.

“Muqqulaha waa kuwo gaar ah soo jeedinta ah in wiilasha iyo gabdhaha ay wadaagaan waxay keeni doontaa dhibaatooyin bulsho oo fara badan”.

Qorshahaa waxaa si hoose loogu soo gudbiyey warar laga helay waaxda aqoonta asaasiga ah kuwaas oo ka kooban soo jeedin la xiriirta in la burburiyo magac u yaalada gaarka ah ee dhinaca jinsiga .

Mid ka mid ah xisbiyada Mucaaradka The National Freedom Party (NFP),ayaa sheegay in dowladdu ay xoogga saarayso waxyaabaha qaladka ah balse taas ay ka hobboon ta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here