Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda arrimaha gudaha Maamulka Hirshabeelle waxana dadka lagu wacyigalinayay sidii jowhar loogu qaban lahaa golle deegaan si bulshada ay wax udortaan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.