Dhaqaale xumo darran oo soo wajahday shacabka Britain.

0
86

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka Britain ayaa ka cabanaya dhaqaale xumo baahsan, halka qiimihii maciishada, korontada iyo shiidaalkuna cirka isku shareereen.

Dhaqaale xumadan ayaa xataa saameysay qaar ka mid ah shaqaalaha ka shaqeeya hay’daha caafimaadka, waxbarashada, iyo warshadaha.

Qoysas badan ayaa la daalaa dhacaya inay si wanaagsan u quudiyaan caruurtooda, taasi oo saaameyn ku yeelanaysa tayada waxbarashada caruurta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here