Wasaaradda Caafimaad Koonfur Galbeed oo Xariga ka jartay warshad soo saarta Oksijiinta oo laga dhisay Baydhabo.

0
163

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Cusmaan Xaaji Cabdi oo wehlinayay agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka Cabdi Ali dogow ayaa xariga ka jaray Warshada Oxygenka soo saarta oo laga dhisay cisbitaalka Gobalka Baay si ay u dawoosho baahiyaha Oksijiin ee jira.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here