Kenya oo dib u-eegis ku sameyneysa manhajkeeda waxbarashada dalkaasi.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalka kenya waxaa ka soconayo dib u eegis lagu sameynayo manhajka waqbarashada dalkasi, waxaana gudi heer qaran ah oo uu madaxweynaha Kenya mudane William Ruto uu u xil saaray inay dib u eegis ku sameyaan manhajka waxbarashada ee loo yaqano CBC.

Ujeedka dib u eegis lagu sameynayo manhajka waqbarashada dalkasi ayaa ah sidii loo horumarin lahaa waxbarashada si loo helo ubad aqoon leh

Gudiga ayaa kala aaday qeybo badan oo kamid ah gobolada dalkaasi Kenya iyagoo qiimeeyanaya goobaha waxbarashada walidiintana weeydinaya xaalada waxbarasho ee caruurtooda iyo sida wax loo baro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here