Ololaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecada iyo Dabeeysha oo laga Daahfuray Kismaayo.

0
95

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu daahfuray Ololaha Tallaalka isku dhafan ee Jadeecadda iyo dabeysha waxaan  daahfurka ka soo qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbbaland iyo Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Maamulkaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here