Muslimiinta Mareykanka oo loo ogolaaday dhul ay ku aasan karaan meydadka.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Muslimiinta ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa muddo dheer kaddib loo oggolaaday dhul ay ku aastaan meydadka, iyadoo markii hore ay dhibaato ka taagneyd arrintaas.

Dadka doonaya inay aastaan meydadka ayaa markii hore laga qaadi jiray kharash aad u badan, mana jirin goobo u cayiman Muslimiinta gobolkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here