WARARKA Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo beelaha kuu dagaalamay deegaanada hoostaga degmada Cadalle ugu baaqay inay joojiyaan Colaada. By admin - November 13, 2022 0 130 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe Axmed meyre Makaraan ayaa nasiib xumo ku tilmaamay dagaal beeleedka ka socda deegaano hoostaga degmada Cadalle. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2022/11/XALIIMO-SA.mp3 Share this:FacebookX