Kooxaha Sports Jowhar oo doortay Hogaanka Xirirka kubada cagta ee degmada.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doorashadan ayaa waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan bahda ciyaaraha iyo maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe waxaana doorashadaasi lagu doortay guddoomiyaha kubadda cagta magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle  Cabdullaahi Xuseen Dali(ZEEY).

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here