Jowhar – ( Radio Isnaay ) – beeralayda ah ee ku nool deegaanka Baar-sanguuni ayaa cabasho ka muujiyay fatahaad uu sameeyey wabiga Jubba taas oo saameyn ku yeelatay dalagyadii ay abuurteen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis xasan Macalin.