Dhalinyarada Magaalada Beledweyne oo Fursado shaqo ka helay Xarumaha lagu Daabaco Bugaagta iyo warqadaha.

0
191

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarumaha lagu daabaco bugaagta iyo Warqadaha ee ku yaalla Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro badan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here