Deeq daawo ah oo lagu wareejiyay maamulka Cisbitaalka dagmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

0
109

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nadar Tabaax Maalin oo ah duqa Magaalada Beledweyne ayaa deeq dawo ah ku wareejisay maamulka isbitaalka dagmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, midaasi oo loogu talo galay in lagu dabiibo bukaannada jiifa Cisbitaalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here