Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo Beeraleyda deegaanada Maamulkaasi ugu Baaqday in ay Horumariyan Tacabka.

0
131

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Geelle Maxamed Aadan ayaa  bulshada Maamulkaasi ugu baaqay in kor loo qaado tacabka beeraha.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here