Haweenka Hilibka ku Iibiya Suuqyada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay sare ukaca ku yimid qiimaha Xoolaha.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Haweenkan ku iibiya hilibka Magaalada Jowhar oo in mudo ku soo dhex jiray ayaa shegaay in seylada xoolaha ayasan lahayn xoolo cayilan madaama xoolahii ay isugu darsameen daaqla,aan iyo cudurro abaaraha waddanka ka jira awgeed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here