Xaalad dhanka Nolosha ah oo ka Jirta Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

0
108

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanada dhowr ah oo hoostaga degamada Mahadaay oo ay ka mid tahay Tuulada Kulmis-weyne ayaa laga soo sheegayaa abaaro heysta dadka iyo duunyadda iyado qoysaska deeganadaasi ku nool qaarkood ay barakaceen.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here