Goobaha Laga Soo Saaro Nuurada Guryaha Lagu Qurxiyo oo Shaqo Abuur unoqotay Dhalinyarada Kismaayo.

0
105

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa noloshooda ka Mareeya in ay qodaan goobaha laga heli karo Nuurada guryaha lagu qurxiyo waxa ayna ku nool yihiin degmada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi. 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here