Wasaaradda Cadaaladda Hirshabeelle oo kulan looga Hadlayay wax ka badalka xeerka xabsiyada ku qabatay Jowhar.

0
92

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Cadaaladda dowladgobaleedka Hirshabeelle oo ay goob joog ka ahaayeen xubno ka socday wasaaradda cadaaladda heer federaal ayaa looga hadlayay waxka badalka xeerka xabsiyada soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here