Jowhar – ( Radio Isnaay ) – sanad walba dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa ka soo qalinjabiya Jaamacadaha dalka kuwaasi oo badankooda anan helin hamigoodi shaqo ee ay fikiri jireen balse qaarkooda ayaa hatani ka shaqeeya xirfado kale duwan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.