Masuulyiin katirsan Maamulka Hirshabeelle oo ka Qeyb galay Xaflad Qalin-jabin ah oo lagu qabtay degmada Balcad.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan ayaa waxaa ku qalinjabinayay Arday dhameystay Barashada Culuumta Caafimaadka iyo Cilimiga Computer-ka waxana ka soo qeyb galay Masuulyiinka katirsan Maamulka Hirshabeelle, Waaladiin, iyo qaar ka mid ah Bulshada degmada Balcad ee Gobolkan Shabeelllaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here