Gaadiidka gurmadka deg dega ah oo lagu Wareejiyay Maamulka Cisbitaalka Degmada Ceelbarde.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed ayaa gaari gurmadka deg dega ah ku wareejisay maamulka Isbitaalka Degmada Ceelbarde oo loogu talagalay in loogu adeego bukaanka gaar ahaan hooyada iyo dhalaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here