HORDHAC: Victoria v Barcelona – Barca Oo Rajo La’aan Ciyaaraysa.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barcelona ayaa ugu yaraan isku dayi doonta inay qaab wanaagsan kusoo xidhato ka qayb qaadashadeeda Champions League ee xilli ciyaareedkan kulanka ay caawa martiyayso dhigeeda Victoria Plazen.

Barca ayaa toddobaadkii hore hubaal xaqiiqsatay inay sanadkii labaad oo xidhiidh ah Group-yada kaga hadhayso CL iyadoo ay gudbeen kooxaha Group-ka la wadaagay ee Bayern Munich iyo Inter Milan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here