Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa mudooyinka dambe ku badanaya Haweenka leh xirfadaha kala duwan oo ay qeyb ka tahay ganacsiga waxa ay lacagaha ay halakasi ka helan ku mareyan qoyskooda.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan Macalin.