Beeraleyda Jowhar oo loogu baaqay in ay ka shaqeyaan Horumarinta Tacabka Beeraha.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda gobolka Shabeellaha dhexe  gaar kuwa ku nool Magaalada Jowhar ayaa loogu baaqay inaay ku dadaalaan habeeynta dhulka inta aysan abuurin si ay u helaan dalagyo tayo leh isla markaana dhaqaalo fiican beerta ka heli karo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here