Aqoon kororsi ku Saabsan Ilaalinta Xuquuqda Carruurta oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay 0 – Tababarkan ay soo qabanqaabisay wasaaradda arimha haweenka iyo xuquuqul insaanka koonfurgalbeed ayaa looga hadlayay ilaalinta carruurta iyo ka hortaga tacadiyada ku dhaca haweenka waxaana ka soo qeybgaleen qaarka mid ah baarlamaanka koonfurgalbeed,ururrada u doodo xuquuqda carruurta iyo wasaarada maaliyada gobalka bay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here