Haweenka Jowhar oo Hirshabeelle ka codsaday in laga qeyb galiyo dhismaha gollaha deegaanka.

0
123

Haweenkan ku nool Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegay in ay tagan tahay xiligan waqtigii haweenka loo hiilin laha sidaasi awgeed waxa ay odoyaasha iyo maamulka hirshabeelle ka codsadeen in dhismaha gollaha deegaanka laga qeyb galiyo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here