Jowhar – ( Radio Isnaay ) – dhalinyarada ku nool Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa soo wajahday shaqo la’aan kadib markii inta badan ay waayeen gaadiid ay u shaqeeyaan maadaam ay soo bexeen hab casri ah oo loo aariyeeyo taayirada gawaarida.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.