Tababar lagu baranayay yareynta Qataraha ka dhasha Musiibooyinka oo lagu soo xiray Jowhar.

0
118

Jowhar – (Radio-Isnaay)-Magaalada Jowhar waxaa labadii maalin ee ugu dambeysay ka socday kulan aqoon kororsi ah oo looga hadlaayey sidii loo mareynlaha qataraha masiibooyinka sida fatahdaaha oo inta badan ku soo lab laabta deegaanada gobolka shabeellaha dhexe waxana ka faa,ideystay qeybaha kala duwan ee bulshada jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here