Maamulka Degmada Kismaayo oo Shacabka Magaaladaasi kaga digay Nadaafad Darada.

0
130

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka degmada Kismaayo ayaa ugu baaqay bulshada degmadaasi in ay qurxiyaan guryaha hortooda si ay u wanaagsanaato bilicada deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here