Falkii Cajiibka Ahaa Ee Darwin Nunez Uu Ka Sameeyey Qolka Labbiska Liverpool.

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Darwin Nunez ayaa si dhab ah u cadhaysnaa waqtigii nasashada ee ay ciyaartoyda kooxdiisu ku sugnaayeen qolka labbiska kulankii ay xalay ku garaaceen Ajax, sida uu sheegay Andy Robertson oo ciyaarta kaddib la hadlay saxaafadda.a

Liverpool ayaa 3-0 ku garaacday Ajax oo ay ku booqatay Amsterdam, waxaanay sidaas ugu soo gudubtay wareegga 16ka Champions League. Nunez ayaa dhaliyey mid ka mid ah goolasha iyadoo Mohamed Salah iyo Harvey Elliott ay iyaguna shabaqa soo taabteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here